Cali Dheere: “Waan Qadaneynaa Talooyinka Ay Soo Jeediyaan Culuma’udiinka Somaaliyeed” – Dhageyso

Somalia (SLPOST)- Afayeenka xarakada al-Shabaab Sheikh Ccali =-Dheere ayaa maanta ka warramay dagaalka ay ku la jiraan kuwo uu ku sheegay gaalo waddanka Soomaaliya ku soo duushay, hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa sidatan.

w-3f1a63e434

“Dagaalkayagan waa mid soo bilaabmay markii alle abuuray nin oo uu abuuray adam iyo ibleeys layidhi usujuud adam ayuu bilaabmay ibleeys maalintaa ayuu bilaabay in uu ladagaalamo xaqa iyo ilaa cidawada alle SXW dagaalka maalintaa soo bilaamay aadam ilaa ibleeys “

Halkan Ka Dhageyso

 

SOMALILANDPOST.NET

Contact@somalilandpost.net