Caddaaladu Waa Furaha Nolosha

 

ILAHEYBAA mahadleh inaga dhigey muslin. isla markaana i gu  garnsieyeey, inaan ka hadlo cadalada.

Cadaaladu waa mowduuc  aad iyo aad u ah muhiim, waa  sharci uu ku tagan yahey aduunkan aaynu jogno, ama bulsho horumer  rabta, aay ku dhaqamaan, waa sharci uu ILAHEY(sxwt) uu ku amrey dadka iney ku dhaqmaan cadalad, ila markaasna dadku jacelaadaan, cadaalad.

Maanta dadka calaamka ku nool odhan waxey raadinaayaan cadaalad, gaarhaan dadka somaliland, waa sharci uu ILAHEY(sxwt) uu ku soo dajiyey rasuulkeena maxamed(nnkh csw).

(ILAAHEY waxuu yidhi; Laqad arsnaa rasuula bi biyaatinaa wa arsalnaa macahum kitaaba misaan yaquumuna naasu bilqisti)

 

ILAAHEY WXUU LEEYAHEY; rasuulada waxaan u soo dirney ayaado cadcad iyo kutub misamanad si loo sameeyo cadalad. ilahey waxuu inoo sheegaya maiihmka rasuulka loo soo dajiyeey iney tahey dadka iney cadaalad ku maamulaan.

Cadalaadu siodeeyba walaalyaaal waxaa weye inuu qafkastba  oo calamkan ku nooli rag iyo dumer yer iyo weyn , miduu doono ha haadee inuu halo cadalaad, hadaba cadalaadu quraanku aadbuu uga hadley waxaana ku soo aroorey  yaado badan iyo xadiisyo badan oo aanan maanta halkan kaga gobaneeyn , aan ka soo qaadano intuu cadaladu u kala baxado;

1)  CADALAD waxaa inagu lah ILAHEY; aldii khalaka faswaka facadalka, fi ayii  suuba maashaa rakab), waa ayad quraana, macnaheeduna waa; ILAAHII ku abuurey maanta nolshan ku siyeey sidan qurxda badan iyo caqligan aan wax ku garaneyso kugu manstey ISLA markaana dadka karameyeey  inaad u cadalad fasho waa kow)

2) CADALADA LABAAD WAA NAFTAADA;   cadalad waxaa ku gu lah naftaada inaad ka deeyso dhibaato iyo xanuun iyo  dulmi u keenaya inaad ka ilaaliso,  naftaada waa inaad waxaay awoodi karto inaad siiso.

3) waa inaad u cadalaad fasho xaaskaga ehlkaaga walidkaaga intaba dabeecad wacan oo ixtraam lah aaad kula noolaato,

4) cadaladna waxaa kugu lah dadka ama bulshada weyn oo  in aad u cadalad fasho; ooq afwalba waxuu ka cabaanyo aad si cadalada waxuu xaq u leeyahey aad siiso; adoo ilahey ka baqaya.

ILAHEY WAXUU  SHEEGEY IN CADALAD AAY ISGA KU DHANTAHEY waana run, nabiguna (csw)waxuu yidhi qafwalba waaa raaci waxaana lagala xisaabtamaya waxii masuul looga dhigey.

ILAAAHEY waxuu yidhi waar markaad dadka xukumeysaaan u cadalad fara, ilahey sxwt aad buu walaal uga hadley cadealda,quraankana uu ku sheegey,  nabi yaquub, wakii  qmkisii ku lahaa waar markaad wax ibiineysaan misaanka cadalada ilaaliya.

cadalaad hadii la waayo amiga ayaa faraha kabax ayaa diintu tidhi walaal, hadaba walaal waxaan doonaayaa in  si  qafwaloo somaliland ahi u u halo nolol  wagsan akhri iyo aduunkaba  waa in madaxda iyo qaf waloo masuuli u cadalad falo waxuu ka musuul yahey.

TALO

Waxaan doonayaa in talo siiyo dhamaan dadka somaliland oodhan iyo qaf waloo meel masuul kah.

1 )  QAFwaloo meel  masuul kahi waxaa weeye inuu ogaaado inuu ilahey kala xisaab5tamayo waxii uu masuulka kaha, hadii uu la imaado cadalad daro, ama khiyaamo , ha ogaao inuu aduunka iyo akhriba uu ku dhacyo hoog, nabigeenuu waxuu yidhi; qafwalba waa raaci waxaana qiyamaha laga xisaabtamaya waxii uu masuulka  kahaa.

2) danta guud ee dhulka waxey ka dhaxeeysaa ( qafwalan iyo mid agoona iyo mid maskiina iyo haweeen ,  iyo dhalinyaro, iyo walaid,)intaba qafkaa masuulka kahi waa inuu siiyo cadalad iyo siinaan si aaynu ugu noolaano , barwaaqo iyo nabad iyo hurumer, sidaa hadii aaynu yeelno, walahi waan dhaarteee, dalkeenuu waxuu noqonayaa wadamada aduunka ugu nolol wacan, bulsha weynta soamliland waxey ku nolaanayaan nolol tayo wacan lah , ilaheyna wuu ka raali noqonyaa, xitaa cadealad darada waxey keenta abaraha iyo colaada.

XOOLAHA IYO HANTIDA DALKA.

Qaf waloo madaxi waa inuu hantida dadka ee ka soo baxey dalka waa inuu galiyo  sidii aaynu ku hali laheen, CAFIMAAAD IYO  DHAKHTARO, la jaanqaada calamka, qaf waloo somalailnd ahi waxuu  ka sugaya qafwaloo madax ah inuu siiyo ,CAFIMAAD uu isku daweeye markuuu xanuusado. maha hadii aan xanuusato inaad meeshaad ku nooshahey laga waayo dhakhter oo isku daweeyo, walalyaal maaney dhibaato weyn aheen

GURYAHA

Qafkastoo somaliland ahi waxuu xaq u uleeyahey unuu guri uu kunolaado ka halo DAWALDA hadba joogta, maha in dhulkii aay dadka maskintu laheyeen ama hantidii dadka ka dhaxeeysey in la siiyo qaf lacag lah oo kaligii noolaado ah,hadhowna si xun ugu hadliya , maskiin ama maskiinad dadlkeedii ku dhiban walaal.

Anigoo ah fuaad qawdhan aadna ugu takhasuusey arimaha bulshada iyo huruminta nolosha dadka, mid dimeeyd iyo mid maadiba, waxaan doonayaa inaan , DHAMAAN madaxada somaliland oodhan kula taliyo,  CADALADU iney tahey waxa qudha ee nolosha iyo nabada galayada iyo sinaanta iyo midowga keena, sidaa waxa yidhi ILAHEY iyo rasuulkiisa,) hana akhristaan ayadaha ka hadlaya cadalada, xadiisyada ku soo aroorey, sidaa hadii aaynu yeelno, waxaan hubaa inuu ilahey ina gargaaryo bulshweynta somaliland odhan,  waayo ilahey dulmiga ma jacala.

bye fuaad qawdhan(woowlich london araimaha bulshada) salaanmedia

mr_qawdhan@hotmail.co.uk

my facebook is; fuaad qawdhan