Cabdimaalik Muuse Coldoon oo maanta la horkeenay Maxkamadda Gobolka Maroodijeex

Hargeysa (SLpost)- Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dorraad Ciidamada ammaanku ka soo qabteen magaalada Burco, ayaa maanta la horkeenay maxkamadda gobolka Maroodijeex.

 

Cabdimalik Muse Coldoon, ayaa ku eedaysan inuu warar waxyeello u geysanaya ammaanka Somaliland iyo inuu warar been-abuur ah oo uu ka baahiyey shaqsiyad uu si gaar ah u weeraray, kuwaas oo hay’adaha sharciga u gudbiyey dacwad ka dhan ah Suxufigan, sida ay tibaaxeen xogo laga helay eedaha loo haysto.

 

Warkan oo Faahfaahsan kaga bogo muuqaalkan Hoose