Burco: Halkan ka Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha ee maanta

Burco, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta meel fagaare ah kala hadlay dadweynaha ku dhaqan magaalo-madaxda gobolka Togdheer ee Burco.

Khudbadda Madaxweynaha Dhinacyo badan taabanaysay halkan hoose ka dhegayso:

[audio:https://somalilandpost.net/wp-content/uploads/2011/10/Silanyo_Burco.mp3|titles=Silanyo_Burco]

 

Somalilandpost.net

Contact@somalilandpost.net