Burco: Baaxadda Khasaare uu geystay Roob saacado ka da’ayey magaalada

Burco (SLpost)- Roob saacado ka da’ayey magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, ayaa khasaare u geystay Biriishka labaad ee magaalada oo gebi ahaanba uu qaaday Daad soo maray Dooxa dhexmara magaaladas.