Boqor Buur-madow ka hadlay Raali-gelintii Farmaajo, Kulankii Addis Ababa ku Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Qodobbo kale

 

Hargeysa (SLpost)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow) oo ka mid ah Madax-dhaaqameedka Somaliland, ayaa soo dhaweeyey raali-gelin iyo cudur-daar uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo todobaadkii hore ka bixiyey Xasuuqii dowladdii Siyaad Barre u gaysatay shacabka Somaliland.

Buurmadow waxa uu sidoo kale ka hadley aragtidiisa ku aaddan kulankii dhawaan magaaalada Addis Ababa ku dhexmaray Madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya.

Dhanka kale, boqor Buurmadoow ayaa ka hadley muranka cakiran ee ka taagan guddida cusub ee Koomiishanka doorashooyinka Somaliland iyo xubinihii is-casiley iyo aragtida uu ka qabo inuu is-casilo Cabdirashiid Riyo-raac.

Warkan oo Faahfaahsan kaga bogo muuqaalka Hoose

https://www.youtube.com/watch?v=dkbB9PoWnBM&feature=emb_title