Boqor Bad-madow oo Naqdiyey Hadal ka soo yeedhay Suldaan Xiiray

Hargeysa (SLpost)- Boqor Axmed Maxamed Xasan (Bad-madow) oo k atirsan madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa naqdiyey hadal ka soo yeedhay Suldaan Xiiray oo k atirsan madax-dhaqameedka Hargeysa, kaas oo hadal uu dorraad ka jeediyey Munaasibad lagu qabtay Hargeysa madaxweynaha ugu jeediyey baaq la xidhiidha xalinta khilaaf ka taagan daladda dhalinyarada ee SONYO oo hoggaankeeda loo doortay dhalinyaro ka soo kala jeedda gobollada Awdal iyo Sool.

HALKAN KA DAAWO