BOORAME: Maleeshiyaddii Suldaan Wabar oo Lagu Soo Dhaweeyay Degmada Abuqays

Boorame(SLpost)-Maleeshiyada Suldaan Wabar taageersanayd in ku dhaw sannad ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray ciidamada qaranka Somaliland, kadib markii munaasibad soo dhaweyn ah loogu qabtay degmada Abuqays oo ku taala xuduudka Ethiopia iyo Somaliland meel aan ka fogayn Boorama.iyo Suldaan Wabar oo dalka dibadiisa udhoofay.

 

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Soo Dhawaynta oo Dhammaystiran