Boorame: Isu soo baxa ololoha lagu taagerayo Xisbiga kulmiye oo gilgilay jidadka magaalada

22688639_10210870194372688_2100514868997055400_nHargeisa- (Somalilandpost)-waxa gobolka awdal gaar ahaan magalada borame lagu qabtay isu soo bax baladhan oo lagu taageerayo xisbiga talada somaliland haya ee kulmiye waxa jidadka iyo goobaha shacabku isugu yimaadaan gilgilay shacab kumanan ah oo ay korkood iyo kalmadooduba ahayd mid ka markhaati kacaysay doonista iyo rabitaanka shacabka ku dhaqan gobolka awdal oo ah xudin mihiim ah oo laga halbeeg qaato codka iyo cududa taageraysha xisbiyada iyaga oo muujinayay taageerada ay u hayaan xisbiga kulmiye inay tahay mid sugan oo uu xisbiga kulmiye ku tanaadi doono una horseedi donan guul uu ka gaadho dorashada aqalka madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa si kastaba ha ahaatee shacabkan ayaa muujiyay sida weyn ee ay taageero ula garan taagan yihiin xisbiga kulmiye iyaga oo sheegay in xisbiga kulmiye iyo masuulyintisuba kuwo waxtaray gobolka iyo gaar ahaantoodaba isla markaana abaal gashadeen hada ka hor oo aanay marnaba kala maqnan donin cod ay ugu hiishaan kulmiye oo maanta uu u baahan gahay inuu cod ka hantiyo shacabka reer awdal iyo guud ahaan shacabka somaliland