Boorama..Ciidamada Dalaayadaha ku Booda oo Xalay Saqdii DHexe Udaatay Hotel Brathers

Abaaro 2:00 Habeenimo ee xalay waxay ciidan ladagaalanka argagisada ee RRU da loo yaqaano ay u
daateen
Hotel Brathers oo ku yaala agagaarka gol jano Cafeteria ee magaalada Boorama,
iyagoo ciidanku labay nin aan ilaa hada lagaranayn cida uu yahay
oo isla xalay uun soodagay hotelka siday xaqiijyeen maamulka Hotelku, waxa lala qaaday
xamaan aad u badan oo uu sitay ninkaasi.
Sida aanu ilo xogoaala ka helnay ciidan hawlka fulay waxay wateen tiro gaadiid ah
oo gadhay ilaa labaatan gaadhi iyo ciidan aan tiradooda la qiyaasi karin,
sidoo kale waxa gabi ahaan dhaqdhaqaaqi laga joojiyay agaarka hotelka hawlgalku
ka socday ee Brather loomana ogolayn dad iyo gaadiid toona.

DHanka kalena waxa lasheegay in jidh dil loogaystay dadyow daganaa hotelka lagalana
wareegay dhamaanba qalabka technologyada laxidhiidha ee ay dadkaasi siteen (COMPUTERS & MOBILE) intii uu howlgalku socday.

Lama sheegin waxa uu yahay iyo sababta loo qaatay toona balse
waxa loo malaynayaa inuu lugku leeyahay argagixiso maadama oo ciidankani yihiin
ciidan inta badan baacsada kooxaha argagixisada.


IMG_51C0FD-A007BD-428EF6-1455AC-7F3A32-E2D861

Boorama-