Boobe Yuusuf Ducaale oo Luuqad Adag kula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya

 

Hargeysa (SLpost)- Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ku eedeeyey inuu Qabyaalad iyo kala-faquuq ku hoggaamiyo shacabka Soomaaliya, isla markaana aanu daacad ka hayn xasilooni iyo nabadeyn uu ka dhaliyo dalkaas.

Boobe Yuusuf Ducaale oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, waxa uu fashilaad iyo maamul xumo ku tilmaamay in madaxweyne Farmaajo oo aan gacan ku haynin isla markaana aan ka soo bixin masuuliyadii loogu doortay dalkaas uu ka hadlo ama u soo hanqal-taago Somaliland iyo Shacabkeeda.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Boobe Yuusuf Ducaale