Biyo-gelinta Caasimadda Hargeysa oo la bilaabay iyo masuuliyiin ka hadlay Qorshe loo dejiyey

Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Maxamed Cali Daarood oo ay weheliyaan Maayarka iyo Xoghayaha Fulinta Caasimadda iyo Guddiga Biyo-ballaadhinta Hargeysa, ayaa saaka goob-joog ka ahaa gebo-gebada sahamin lagu samaynayey biyo-gelinta magaalada, taas oo maanta soo af-meertay shirkad gacanta ku haysay sahaminta oo maanta la soo af-meeray.

Sarkaal ka socday shirkadda sahaminta samaynaysa ayaa faahfaahin ka bixiyey geeddi-socodkii ay la soo mareen hawshan, waxaanu sheegay in la dhawaan la bilaabi doono hawsha biyo-gelinta caasimadda.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE