Berbera waa Magaalada ugu Xadaaradda weyne JSL Qabyaalad laguma oqoon!

 

 

 

Ummadda JSL ooo dhan ayaan salaamayaa Dowladda iyo Shacabkaba  iyo Saxaafadda Xorta.
Berbera Wax Go’ lagu qaado ka weyne { Magaalo Qabiil sheegto ka weyne } oo Madaxweynaha laftiisa ayaa Rer Berbera ah !,Anigu Dhalinyaranimo ayaan Berbera  Saqaale ka ahaa oo Bulshadu isma haybsan jirin !,Dadkii aan la noolaa iyo kuwii aan la deganaan jiray Hadda ayaan iswaydiiyaa oo aan ku baadigoobaa Qabiilkii oo iisku qaldo !,Dad i saxa ayaan raadiyaa si aan u ogaado Saaqxiibadaydii Waxa ka nool iyo Inta dimatay !.
Faqashtii ayaa ku bilowday Berbera inay Bulshada Qabyaalad ku kala qaybiyaan si ay Gaashaanbuur Bulshada qaarkood uga dhigtaan oo ay Walaalahood ku karbaashaan !, Qaad ayaa la’gu xidhay iyada oo ay ku tilmaameen Maalintii Dabargoynta Jaadka , Bulshadii Qaarkood Dadkii idhnaa waa la siii daayay oo waxa lagu sheegay wa Taageerayaasha Kacaanka Bulshada kale Maxaabiistii oo Mahmar lagu sheegay Maxkamaddii Mileteriga e Badbaado la odhan jiray lagu qoray !, Maxaabiisto Beesha Dhexe e JSL { Isaaq } ayaan kuligayo wada ahayn !,Qayb naga Mid ah ayaa lagu tilmaamay Rer Berbera oo Kacaan ah oo Ooda laga qaaday !,Saraakiishii Daaroodka ayaa qaarkood diideen Caddaalad xumada oo Rer Sh. Isaxaaq Qaarkood in Mijin Jaad ah lagu dilo Qarkoodna la siidaayo oo Dowladda ayay taageeraan la yiodhaahdayay liqi kari waayeen !,waayo Maxaabiistaa inta ugu badan Berbera ayay kuabtirsanayeen !,hadana wa lakala soocay oo Nin Bursade la odhan jiray aya ku andaacooday Rerkayagu waa Dowladda iyo Niman kale oo Daaro waaweyn Faqastii iyo Albeerkooyin uga dhistay Berbera !,Ninka Rer Berbera 3000 Sh. Somali ah ayaa la gannaaxi jiray marka qaad lagu qabto hadduu taageerayaasha ka mid yahay !, Isaaqa inta Kale Magaalooyinka Burco iyo Hargeysa Mijinta Jaadka ah aya lagu dili jiray Gaadhiga lagu qabto na waa lala wareegi jiray oo Mileterigaa  qaadan jiray !.

 

Dhaqan xumadda Berbera Taariikhdaa ayaa la bilaabay iyada oo Halgankii Dhiigga badani ku daatay uu halkii u darayd marayo ,Maanta Waxqabadka Saaxil ayaa ugu badsatay , Dhiska iyo Horuumarinta wey ku farayaraysatay Dowladda Kulmiye !, ka dar oo Dibi dhal !, ayay noqotay Meesha Qarranka JSL laga burburiyo ee Bulshada lagu kala qaybiyo ama Qabyaaladda lagu horuumariyo oo Caddaawad iyo kala qaybin Bulshada JSL  lagu sameeyo !, oo Anshax xumada iyo Amni xumada lagaga dhaqmo oo xataa Saxaafadda aya Dhaqankii wanaagsanaa l;aga leexiyay oo la Marin hababiyay !, Berbera wey dhimatay !ee yaa u saba ah Afxumo aan Cid la nabadgelinayaa  illaa Madaxweynaha iyo Qoyskioisa ilaa Qabiilkiisa ayaa Saxaafadda loo adeegsaa !,Waxqabadkii iyo Horuummarkii loo badiyay Berbera ay tahay Derkeddii Qarranka JSL ugu weynayd ee Dhaqaala JSL Halbowlaha u ahayda !,kama xishoodaan inay Bulshada Walaalaha ah Qabyaalad ku kala qaybiyaan o Cadaawad isugu beeraan Dadka qaarkood oo Marna Magax Xisbi adeegsada Marna Magac Qabiil isku sheega !,waa Wax Af ka weyne !, Dalku Amni iyo Garsoor buu leeyahay oo illaa Madaxweynaha ayaa loo dqacwoon karaa , Waxa aan is idhaahdaa Qarrandumis  loo adeegsanayo Qarrankan dhismay ee Midnimoda qaatay ayaa Dadkan loo adeegsanayaa oo Waba mashruuc !mwaayo Dan Xisbi iyo Mid Qabiil midna ka turjumi maayo Hadafka Dankani wexay wadaan !, Xasilooni darro abuuri kara !.
Dowladdu Waxqabadkeeda ha ugu horaysiiso in Dekedaha la badiyo iyo Haamaha Shidaalka lagu keydiyo sidoo kale ,Xeebeha Bariga JSL waa ada Dekedo Taariikhi ah oo la illaawey !,Waddo iyo Airport Midna malaha oo Meel looga gyrmado wey adkanaysa haddii Abaaro ama Caafimaad xumo Dadka iyo Xoolahaba ay la kulmaan ee ha lagu dhiirado in Xeebaha Bariga JIdadk Laami ah iyo Dekadahaba la Dhagax dhigo oo la bilaab sida Waddaddii Sannaqagba loogu dhiiraday !,si Dowladda loo kala xodxoto  oo Bulshaduna Caddalad iyo Waxqabkaba looga sinnaado ,Khatarta Berbera haddii Anmni xumo ka dhacdana aan loogu curyaamin oo Qarranku Dekedo badan iyo Kayd badan oo Shiodaal iyo Raashionba loo xelo mDowladdu ha dhiirato Xeebaha Bariga Weiligoodba Dulmiga qabay ee lagu daawanayay !,Kulmiye ayaa Ku xididaysanay oo Boqol { 100 } Sannadood oo dambe la loodin maayo Bulshaduna wad Kulmiye ayay noqonaysaa .
Ciidanka Amniga oo Jaadka oo Darroga ah Xarumahooda aaqn kala xishoon oo Dhaqankoodu Kii Faqashta u egyahay ama Askartuba tii Faqshtii inta waaweyni tahay !,ayaan Daryelna helin iyo Xuquuqdii ay lahaan jireen , Wasiiska Amniga wa haboon inuu Askar caafimaad qabta oo laga qorto Dadka JAADka iyo Sigaarka ka nadiifta ah Dhalinyarada Dugsiyada kasoo baxda iyo Rer Miyiga wixii caafimaad qaba ,Qarranka Ciidan Caafimaad qaba ayaa u soo baxaya oo Askartan Dhaqan xumada iyo Daroogada caadaystay ayaa lagubedli lahaa !.
Baabuur 300 000 Shilin Somaliland ah u fadhiya oo cusub ayaan arkay !, Bulshada ayaa Shidaalka meelsha Amni xumo ka jirto lama gurmado ill;aa Bulshadu Shidaalka bixiso iyo Jaadka Ciidanka  !,Mustaqbalka JSL waxay u baahantahay Ciidan caafimaad qaba oo laga hubiyo inaanay JAAD iyo Sigaar midna ku istaadhmin !, Taraafiga ama Ciiddanka Wadooyinka Wax jira maaha  !maxaa sabaay in JSL lamaha Amniga ugu muhiimsni shaqayn waayaan oo ay sii baaba’aan ?.hala baadh oo Guddiy7o haloo saaro soo qiimeeyo iyo Dayadda lagu badbaadin karo Laamahaa AQmniga ee Curyaan noqday !, looma baahna in Wasioirku qarsado Ceebaha Wasaaraddiisa oo uu Musharka uun iska qato ,Wasiir U*mmadda u adeega ayaa Bulshadu rabtaa !,Kuwa ku susifooba sidaa hala tuuro !oo yaan indhaha laga qarsan kuwa Qarranka u adeegi waaya oo dhan .

Wa billaahi towfiiq,
by Mr. Belel .