Berbera: Madaxweyne Siilaanyo Oo Kormeer Ku Tagey Kaamka Ay Ku Xaraysan Yihiin Qaxoontiga Yemen

Berbera, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland oo safar ku jooga magaalo xeebeedda Berbera ayaa kormeer ku tagey kaamka loo sameeyay dadka qaxoontiga ah ee kasoo qaxay dalka Yemen.

Madaxweynaha ayaa waxa warbixin ku saabsan kaamkaas iyo qaxoontiga ku jiraba siiyay badhasaabka gobolka Maamulka gobolka Saaxil iyo ka degmada Berbera iyo sidoo kale wasiirka dibu-dejinta.

HALKAN KA DAAWO KORMEERKII MADAXWEYNAHA EE KAAMKA QAXOONTIGA BERBERA.

https://youtu.be/2PC47oZ4dtU