BERBERA: Madaxweynaha oo Salaaddii Jimce la Tukaday Shacabka, Qaar ka Mid ah Waddooyinkana Soo Kormeeray

????????????????????????????????????

Berbera(SLpost)-Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo shalay safar shaqo iyo shakhsi ah ku tagay Magaalo xeebeedka Berbera ayaa maanta Salaadii Jimcaha la tukaday shacbiga Berbera ku dhaqan.

????????????????????????????????????

 

 

Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu kormeer ku soo maray qaar ka mida wadooyinka magaalada oo indhadhayn ku soo sameeyey.

 

 

 

 

 

 

Madaxweynaha oo salaadda kula tukaday Masjidu Huda oo hore loo odhan jiray Xuseen Sanca, oo uu khudbaddii Salaadda Jimcaha akhriyey sheekh Saleebaan Siciid Aw Cali kuna soo qaatay arrimo doora oo la xidhiidha amaanka markii laga soo baxay salaadiina shacbi weynaha reer berbera ayaa isugu soo baxay barxada masjidka iyagoo madaxweynaha sacab iyo duco isugu daray si weyna u soo dhaweeyey.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

 

Somalilandpost.net, Berbera