Beesha Caalamka Oo War-murtiyeed Kasoo Saartay Aragtideeda Dibu Dhaca Doorashada Somaliland

Hargeysa, (SLpost)- Xafiiska dawladda Ingiriisku ku leedahay Somaliland ayaa qoraal uu saaray maanta waxa uu kaga hadlay doorashooyinka Somaliland, iyadoo qoraalkaas lagu xusay in beesha caalamku soo dhaweynayso go’aankii doorashooyinku ku cayimeen qabsoomida doorashada madaxtooyada iyo wakiillada.

Sidoo kale waxa lagu sheegay war-murtiyeedkaas kazoo baxay xafiiska Ingiriiska in xubno ka socda beesha caalamku ay la kulmeen dhinacyada siyaasadda ee Somaliland, kana wada-hadleen dibu dhac dambe oo ku yimaada doorashada.

War-murtiyeedkaasina waxa uu u qornaa sidan:-

  1. Beesha caalamka way soo dhaweynaysaa go’aanka komishanka doorashooyinka Somaliland ee cayimaada waqtiga diwaangelinta cod-bixiyeyaasha iyo waqtiga doorashada madaxtooyada iyo baarlamaanka.
  2. Waxaanay sheegeen in xubnaha beesha caalamku ay kulamo gaar gaar ah la yeesheen madaxweynaha, guurtida, saddex xisbi qaran, iyagoo xusay inay ka wadaa-hadleen sidii xilliga komishanku ay doorashadu ugu dhici lahayd. Sidoo kale haddii ay timaado xilli dheeraad ah oo ka badan cayimaadaasi aanay ahayn mid farsamo, isla markaana ay sababi karto saamayn taban oo ay ku yeelato geeddi socodka dimuqraadiyadda Somaliland, waxna yeelaysa kalsoonida beesha caalamku ku qabto Somaliland.
  3. Waxaanay qoraalkaas ku gunaanadeen beesha caalamku inay mar walba garab taagan yihiin taageerida Somaliland iyo geeddi socodka dimuqraadiyaddeedaba.

 

British OfficeINTER

Hargeisa

01 May 2015

SUBJECT: SOMALILAND PARLIAMENTARY AND PRESIDENTIAL ELECTIONS

 

  1. The International Community welcomes Somaliland’s National Election Commission’s announcement of a timeline for the voter registration process and aJune 1, 2016 date for the Presidential and Parliamentary elec We commend the National Election Commission for abiding by its constitutional mandate to submit an electoral timeline to the President based strictly on a technical process.

 

  1. The International Community have been consistently reassured to hear the importance that all parties place on following the electoral timeline proposed by the National Election Commis In a recent visit to Hargeisa, members of the International Community met with a cross-section of key stakeholders (the President, all three Political Parties, and the Guurti) to underline the need to reach the political consensus necessary to facilitate the completion of the voter registration process and to ensure elections take place in June, 2016. Any further delays, not based on technical reasons, will harm public and international confidence in Somaliland’s democratization process.

 

  1. The International Community stands ready to support Somaliland’s

democratization process.

 

 

 

ON BEHALF OF THE INTERNATIONAL COMMUNITY AND DEMOCRATISATION STEERING COMMITTEE

 

MICHEAL THYGE POULSEN

HEAD OF OFFICE/PROGRAMME COORDINATOR/DANIDA PROGRAMME OFFICE, HARGEISA

DANIDA PROGRAMME OFFICE, SHA’AB AREA, HARGEISA

SOMALILAND / P.O. BOX 404 1200100 GPO NAIROBI PHONE