Barwaaqada Xasan Sheekh Ee Doolarka Iyo Baahida Shacabka Dagaaladu Halakeeyeen Ee Somaliya

Us(SLpost)-Halkan ka daawo sawir gacmeed Amiin Caamir uu ka sameeyay barwaaqada uu dhexdabaalanayo Xasan Sheekh Maxamed iyo dhibaatada baahida ee uu ku sugan yahay shacabiga madaxweynaha ka dhigtay, sawirkan oo u muuqda kaaf iyo kala dheeri.

jano_aduun copyjano_aduun copy