Banka Tog-wajaale oo laga Beeray Dalagga Bariiska oo lagu guulaystay iyo Masuuliyiin kormeeray

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Horumarinta Beeraha Axmed Muumin Seed ayaa maanta kormeer ku tagay Beeraha Banka Togwajaale oo laga beeray Dalagga Bariiska oo tijaabadii u horeysay lagu guulaystay isla markaana si wacan u baxay.

 

Mashruuca lagu beeray dalagga Bariiska oo dhowr bilood ka hor siidhkiisa lagu riday Beeraha, waxa qayb laxaad leh ka qaadatay Wasaaradda beeraha oo kaashanaysa Hay’ado caalami ah oo wada-shaqayni ka dhaxayso.

 

Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka Hoose