Bahweynta Somalilandpost oo Hambalyo u Diraya Siddiiq Maxamed Cabdi Burmad iyo Xamda Cabdilaahi Xuseen

Dhammaan Bahweynta Shabakaddan Caalamiga ah ee Somalilandpost, waxa ay hambalyo iyo bogaadin u Dirayaan Meherka Labada Suxufi ee

Siddiiq Maxamed Cabdi Burmad

Iyo Xamda Cabdilaahi Xuseen

Oo 17/04/2013 Meherkoodu ku Qabsoomay Magaalada Hargeysa. Waxaanu Leenahay Eebbe ha idinka Yeelo Lammaanihii Guri kheyr Qaba oo lagu Negaado Yagleela, Ubad Diinta, dadka iyo Dalkana Anfaca Eebbe Kala siiyo. AAMIIN………AAMIIN………AAMIIN