Badhsaabka Togdheer Oo Ka Waramay Qasaaraha Roobkii Dabaylaha Watay Uu Magaaladda Gaadhsiiyay

Hargeysa(SLpost)-Roob lixaad leh oo dabaylawata ayaa  dhibaatooyin xoogan soo gaadhsiiyay magaaladda Burco. roobkan ayaa lagu soo warmayaa inuu khasaaraha uu u gaystay wadooyinka,laydh,isgaadhsiinta iyo guryahu uu aad u badan yahay, hadaba badhasaabka Togdheer ayaa arintaas ka warmay.