Badhan: Madax-dhaqameed iyo Waxgarad taageeray Xukuumadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madax-dhaqameed iyo Wax-garad maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Badhan, ayaa sheegay inay taageersan yihiin xukuumadda Somaliland.

 

Faahfaahinta warkan kaga bogo muuqaalka Hoose