(SL.Post) Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahim (Dhoobaale), ayaa uu sheegay in Baanka dhexe mar kale soo saarey go’aamo ku saabsan sarifka qiimaha Dollar-ka
Guddoomiyaha ayaa waxa kale oo uu sheegay in $1 lagu sarifi doona gacanta hore 6800 (Lix Kun Iyo Sideed Boqol ) isla markaana gacanta danbe lagu sarifi doono 7000 (Todoba Kun ) .
Sidoo kale Guddoomiyaha Baanka dhexe waxa uu digniin culus hawda u mariyay cid kasta oo ka dhego adeegta amarka Xukuumadda, isaga oo sheegay in waajibkeeda la marin doono.
Halkan ka daawo warkan oo faah-faahsan.
Somalilandpost.net