Arrimaha lagaga Hadlay Kulan Dhexmaray Maayarka Caasimadda iyo Guddiyada Nabadgelyada Xaafadaha Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO), ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddiyada Nabad-gelyada Xaafadaha Caasimadda.

Kulanka oo ah kulamada joogtada ah ee Maamulka Golaha Deegaanka la qaato Guddiyada Nabad-gelyada Xaafadaha, waxa uu Md SOLTELCO intii kulanku socday xog-warran iyo warbixinno ka dhegaystay hoggaanka Guddiyada xaafadaha.

MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAN OO FAAHFAAHSAN

https://www.youtube.com/watch?v=EyZBlmTqXcc