Arji Ali Oromo

ISMAIL A. UBAX·SUNDAY, 24 JANUARY 2016

Ka: Ali Oromo

Ku: Madahweenkii Somaliland

Mudane madahweenkii, aniga maga’ii Ali Oromo way nogonaysaa. Adiga Siilaanyo way ahaanaysaa. Adiga aniga garasho jir may, laakiin aniga adiga garasho jir haa. Aniga warka way kuu sheegeysaa. Dhib way jireysaa, buuh welibeh. Aniga yar Somaliland way imaanaysaa. Markii hore af jir may, hadal jir may. Magaalo badan way joogtay, Hargeesa, Bur’o illaa Wajaleh. Sagaalkii sanno way joogaysay. Dhowr isho kahor Hargeesa wii ka baheesaa, gasab welibeh. Aniga shago badan wii gabanaysay. Hashiish ka gaadaysay haafadkii Hargeesa. Mudane madahweenkii, aniga ja’ayl way dha’aysaa. Hanuun ja’ayl. Aniga naag Hodan so’odkii way je’laanaysaa, gosolkii way je’laanaysaa. Aniga iyada wii doonaysaa. Wallayi Billayi galbigii wii ooyeysaa. Mudane madahweenkii, adiga kii haas wii je’laanaysaa, sah? Aniga Hodan wii je’laanaysaa walaal. Odsi wii haysaa aniga. Maanta Wajaaleh way joogtaa aniga, gaybta Etoobiya. Fadlan aniga dalkii way oggolaanaysaa. Kaas odsi bes, wallaahi du’o badan wii ku siinaysaa. Mudane madahweenkii, nin wanaagsan wii nogonaysaa adiga. Nin nahariis badan way nogonaysaa, fadlan nahariis aniga way doonaysaa. Ilaahay way ku dhaarinaysaa. Dalkii haddii waan timaaddo, aniga haafadda sha’abka wii tegaysaa, kii guriga Hodan wii tegaysaa, wallaayi Hodan ja’aylkii way sheegaysaa. Hodan gurux. Hodan gosol. Hodan fariid. Hodan diid jir may. Aniga shago wii shagaynaysaa, kii arooskii ululu wii odhanaysaa. Fadlan madahweenkii, abti arruurtii way nogonaysaa adiga.

Alle mahad wuu jiraa.

Ali Oromo,

Wajaleh, Etoobiya.