ARDAYDA KU DHIMATAY BADDA BERBERA IYO DHAYAL SIGA XUKUUMADDA OO AAD MOODO INAN XILBA KA SAARAYN

 

Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaa Dhamaan Qoysaskii Caruurtoodu ku Hafteen Badda Berbara ilahay Samir iyo Iimaan Haka Siiyo ehelkii Iyo Qaraabadii iyo waalidiintii ayka baxeen, amiiiin

Waxaa nasiib Daro ah in School lada sida dukaamada looga furay dalka Jamhuuriyada Somaliland ay ardayda iyagoo aan dabaal barin ay badda geynayaan waa masuuliyad daro ka timi xaga dowlada oo aan haba yaraatee wax daymo iyo daba gal toona ku samayn School lada Private ka Dowladu Role keedii way ka gaabisay  ilaa hadana Jawaabtii looga baahna kamay bixin masiibadan dhacday oo way dhayal sanayaan.

Waxaan ugu Baaqayaa School Lada gaarka loo leeyahay inay ka waan toobaan inay caruurta ay masuulkaka yihiin ee ay wax barayaan aanay haba yaraatee badda gaynin hadiiba aanay xiisad dabaala baraynin ardayda.

Allaa Mahad leh

Abdiqani Salaf ( Kaptanka )