Aqoonyahan Ismaaciil Cabdi Oo Ka Tirsan Siyaasiinta U Dhashay Gobollada Bariga Somaliland, Ayaa Si Adag Uga Hadlay Arrimo Ku Saabsan Colaadda Ceel-Afweyn, Ciidamadii U Goostay Puntland, Jawaab-celintii laga bixiyey Hadalkii Nuux Taani, Dhaliilo Wasiir Maxamed Kaahin loogu jeediyo Nabadeynta Beelaha Ceel-Afweyn, Dhugmada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Uu Difaacay Iyo Arrimo Badan Oo Kale.
Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalkiisa.