“Anagu UCID Ahaan Waxaanu U Arkaynay Marka Hore-Ba In Xukuumadda Iyo Baarlamaanku Ay Is-Wateen” – Jamaal Cali Xuseen

“Anagu UCID Ahaan Waxaanu U Arkaynay Marka Hore-Ba In Xukuumadda Iyo Baarlamaanku Ay Is-Wateen” – Jamaal Cali Xuseen“Golaha Wakiiladu Sharci-Daro Ayey Ku Fadhiyaan Afar Sano Iyo Dheeraad, Waxa Kale Oo Ka Daranba Iyagaa Isku Ansixiyey Wakiiladu Inay Markay Doorashadda Ka Degaan Ay Hadana Sanad Dheeraad Ah Ay Mushaharka Sii Qataan Iyagoon Qaranka Shaqo U Haynin”

Minnesota (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa waraysi dhinacyo kala duwan oo uu siiyey warbaabin xarunteedu tahay magaalada Minnesota ee dalka Maraykanka, waxa uu ka ga hadlay xaaladda dalka ee wakhtigan, khilaafkii kala ir-dheeyey ee mucaaradka iyo Muxaafadka u kala saaray Mudaneyaasha golaha Wakiillada oo markii dambe Golaha Guurtidu Xalisay.

HALKAN KA DAAWO WARAYSIGA MURASHAXA XISBIGA UCID