Ambassador Cawil oo qaawiyey Tayada Dhismaha Iyo Hanka hoggaaminta Xisbiga WADDANI

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Maaliyadda Xukuumaddii Xisbigii UDUB, danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa sawir ka bixiyey hannaanka dhismaha iyo mugga tayo ee uu leeyahay barnaamij siyaasadeedka Xisbiga Waddani, waxaanu sheegay in xisbigaasi yahay mid aanay dhab ka ahayn ama diyaar u ahayn hanashada hoggaanka dalka.

Muuqaalkan hoose ka daawo Danjire Cawil oo Khudbad ka jeediyey fagaaraha Beerta xorriyadda Hargeysa.