Akhriso Liiska Magacyada Guddiga Fulinta ( iyo Golaha Dhexe) ee Kulmiye la shaaciyey iyo Is-maan Dhaaf Xukuumadda iyo Xisbiga ah oo ka dhex-muuqda

Hargeysa (SLpost)- Shir-guddoonka Shirweynihii Saddexaad ee Xisbiga Kulmiye oo muddooyinkii u dambeeyey ku hawlana xulista Liiska ergooyinka Shirweynaha Golaha Dhexe ee Xisbiga oo aan ilaa immika la muddeynin, ayaa shaaciyey Magacyada liiska Guddiga Fulinta ee Xisbiga.

Liiska 121Liiska Guddiga Fulinta oo guddigu maanta Shaacisay, waxa ku jira Liiska magacyada Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada oo si toos ah loogu daray Golaha Dhexe iyo Wasiirro Golaha Dhexe u metelaya deegaamada ay ka soo jeedaan.

Magacyada Shir-guddoonka Shirweynihii Kulmiye ayaa kala ah

  1. Axmed X. Cali Cadami (Wasiirka Gaashaan-dhigga
  2. Maxamed Cabdilaahi Cumar (Wasiirka Ganacsiga)
  3. Maxamed Yoonis Cawaale (Agaasimaha Hay’adda Abaabul-ka-saarka)
  4. Maxamed Muuse Abees (Wasiirul-Dawlaha Madaxtooyada)
  5. Axmed Nuur Faahiye (Wasiirul-dawlaha Waxbarashada)
  6. Ismaaciil Muumin Aare (Wasiirkii hore ee Cadaaladda)
  7. Cabdi Siciid Faahiye (Wasiirkii hore ee dhalinyarada iyo Ciyaaraha)

Liiska 12

 

AKHRISO LIISKA GUDDIGA FULINTA KULMIYE

Liiska 1 liiska 2 Liiska 3Liiska 4 Liiska 5 Liiska 6 Liiska 8 Liiska 9 Liiska 10 Liiska 11 Liiska 7