Ajandayaasha lagu Ansixiyey Kalfadhiga 17aad Ee Golaha Deegaanka Hargeysa

Hargeysa(SLpost)- Kalfadhiga 17aad ee Golaha Deegaanka Hargeysa oo Arbacadii furmay, ayaa maanta lagu ansixiyey Ajandayaal hor leh oo la xidhiidha qorsheyaadha Wax-qabad ee Dowladda Hoose.

Kalfadhiga ayaa waxa shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Hargeysa Ahna Maayarka Caasimadda Md Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), waxa goob-joog ka ahaa Xoghayaha Fulinta dowladda Hoose iyo inta badan 25ka xildhibaan ee golaha Deegaanka Caasimadda.

 

FAAHFAAHINTA WARKAN KAGA BOGO MUUQAALKA HOOSE