Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Tayeynta Tacliinta Ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Mr Maxamed Saleebaan Cumar, ayaa maamulka Dugsiga Hoose Dhexe ee magaalada Hargeysa ku wareejiyey 60,000 buugaag kala duwan ah.
HOOS KA DAAWO WARKAN OO FAAHFAAHSAN