Afhayeenka Madaxtooyada oo Waraysi uu siiyey Laanta Af-Soomaaliga ee BBC kaga hadlay Arrimo ku saabsan gobollada Bari ee Somaliland [DHEGAYSO]

Hargeysa, 13 March, 2012 (SLpost)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdilaahi Daahir ‘Cukuse’ ayaa waraysi uu siiyey idaacadda BBC qaybteeda Af-Soomaaliga kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan dadka ku nool gobollada Bariga Somaliland gaar ahaan Buuhoodle iyo Sool, isaga oo mar kale ku celiyey inay gogoshii madaxweynuhu u fidiyey dadka deegaanka ku nool wali halkeedii tahay.

Haddaba, halkan ka dhegayso waraysigaas oo dhammaystiran

[audio:https://somalilandpost.net/wp-content/uploads/2012/03/Cukuse.mp3|titles=Cukuse] SOMALILANDPOST.NET webmaster@somalilandpost.net