Afhayeenka Ciidanka Qaranka Somaliland oo Faahfaahin ka Bixiyey Hawl-gal Ciidamada Qaranku Saaka ka fuliyeen Degmada Taleex (DHEGAYSO)

Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Ciidanka Qaranka Somaliland Cismaan Cabdilaahi Siciid (Cismaan-Dheere), ayaa tafaasiil ka bixiyey hawl-gal ciidamada Milatariga Somaliland saaka kula wareegeen gacan ku-haynta magaalada Taleex ee gobolka Sool oo maalmihii u dambeeyey shir lagu kala qaybsan yahay uga socday Odayaasha deegaanka iyo Kooxda la baxday Khaatumo.

ciidanCismaan Cabdlaahi Siciid waxa uu sheegay in markii ay ciidamadu galeen magaalada soo-dhawayn ballaadhan kala kulmeen Odayaasha deegaanka, isla markaana aanay ugu tegin wax shir ah oo ka socda.

HALKAN KA DHEGAYSO

SOMALILANDPOST.NET