Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Maanso Ku Cabiray Siyaasadd Xumada Xukuumaadda

(SL.Post) Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle (Yuusuf Shaacir) oo kamid ah hal abuurka Somaliland, ayaa si adag uga hadlay siyaasadd xumada dalka ka taagan,waxaana uu Abwaan Yuusuf Shaacir ibo furey gabayo duraya siyaasadaha gurracan ee wakhtigan taagan,sidoo kalena abwaanku waxa uu badka soo dhigay dhibaatooyinka Somaliland ka jira.

images

 

 

 

 

 

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO MAANSADA ABWAANKA.

Somalilandpost.net