Abwaan Cashuur oo tiriyey Gabay uu kaga hadlayo Muddo-dhaafka Golaha Wakiillada iyo wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya (DHEGAYSO)

Gabaygan oo Maanta oo taariikhdu tahay 11 August 2014 soo baxay, waxaa Tiriyay Cabdiraxmaan Cumar Cashuur (Baadi Doon). Waxa uu ka hadlayaa Mudo dhaafka Golaha Wakiilada Wada hadalka Somaliland iyo Somalia, Is haysiga Xukuumada iyo arrimo kale ee Dhagaysi haboon.