Aas Qaran oo Hargeysa loogu sameeyey AHU Marxuum Ganacsade Axmed Cabdilaahi Cali iyo Weedhihii Masuuliyiinta ka Qayb-galay

Hargeysa (SLpost)- Duleedka Caasimadda magaalada Hargeysa waxa maanta Aas heer Qaran ah loogu sameeyey Allah Ha u naxariistee Marxuum Axmed Cabdilaahi Cali oo ka mid ah Ganacsatada waaweyn ee Somaliland.

 

Aaska loo sameeyey Marxuumka waxa ka qayb-galay masuuiyiin ka tirsan Xukuumadda, Goleyaasha sharci-dejinta, masuuliyiinta Axsaabta Mucaaradka oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, Madax-dhaqameed iyo dadweyne tiro badan.

 

Muuqaalka Hoose Ka Daawo faahfaahinta warkan