Maamulka Gobolka Saaxil oo Digniin u Diray Dadka Xeebaha ku Nool

Berbera(SLpost)- Maamulka gobolka Saaxil oo ay ka mid yihiin gudoomiyaha gobolka Fahmi Cabdi Bidaar iyo Gudoomiyaha golaha deegaanka Berbera Cabdishakuur Maxamed Xasan Cidin ayaa maaanta digniin u diray dadka reer Saaxil ee ku nool xeebaha iyo dalxiisayaasha badda u soo dabaal tagayaba.

 

Maamulka gobolka ayaa digniintan diraya kadib markii xeebaha Somaliland iyo inta ku teedsan badda cas  meelo ka mid ahi fatahaaddo daadad ahi soo galeen bulshada.

 

Halkan Ka Daawo Warkaas oo Muuqaal ah: